Maxaa la gudboon ONLF si ay u guuleysato Iyada iyo dhulka Soomaali Galbeedba ?

Inta aanan u gelin nuxurka qormadeyda, Aan marka hore ka hadlo dhowr arimood oo muhiim ah. Kuwaasi oo calaaqa la leh qormadeydan timid waqtigeeda oo aaan ku soo gudbin doono talooyin badan oo muhiim ah oo aan siinayo guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dhulka Soomaali Galbeed, Gaar ahaan jabahdda xoreynta Ogaadeeniya ee loo yaqaanno ONLF. Talooyinkan, … Continue reading Maxaa la gudboon ONLF si ay u guuleysato Iyada iyo dhulka Soomaali Galbeedba ?